Soomaaliya oo lagu sifeeyay Dharigii labada dhinac ka gubtay

Soomaaliya waxay dhibane u yihiin argagaxiso gudaheeda ka jirto iyo beesha caalamka oo dhibaato joogto ah ku heyso hormarka nololeed ee dalkan taagta daran sameyn lahaa waxayna beesha caalamka Soomaaliya gudaheeda kaga dhawaaqeen Dagaal Argagaxisada loogu jiro laakiin shacabka dhibaatadiisa dib ugu soo laabaneyso. Dagaalka Argagaxisada ka dhanka ah ee beesha caalamka Soomaaliya ka wado … Continue reading Soomaaliya oo lagu sifeeyay Dharigii labada dhinac ka gubtay